www.somalimasiix.com

Subtitle

KITAABKA QUDUUSKA

Kuso dhow website barasha kitaabka Quduuska ah

SCHOOLKA TABARKA HERTA CIISE MASIIX

Hadafkeenu Wa barasha eedabta iyo hab dhaqanka diinta ciise masiiix iyo diyaarinta rasuulo u adeega dadka haysa Kitaabka Injiil. waxanu ka cawina ardayda in ay si qoto dheer u bartaan ilaaha abuuray samada iyo dhulkani. Goolkena wa in an barna masiixiyinta hab nololedka ku saleysan kitaabka quduuska. Haddii ad ddonayso nagala so xiriir